Suurad 58 · Juz 28
Al-Mujadila · 58:1
قَدْ سَمِعَ اللَّهُ قَوْلَ الَّتِي تُجَادِلُكَ فِي زَوْجِهَا وَتَشْتَكِي إِلَى اللَّهِ وَاللَّهُ يَسْمَعُ تَحَاوُرَكُمَا ۚ إِنَّ اللَّهَ سَمِيعٌ بَصِيرٌ
Eebe wuxuu maqlay Haweenaydii hadalkeeda Nabiga kula doodaysay xaalkii ninkeeda, oo Eebe u sheeganaysay «dhibaatadeeda», Eebana wuu maqlayey doodooda, maxaayeelay Ilaahay waa ka wax walba maqle arka. (1)
Tafsiir
Tafsiir kuma jiro luqaddaada. Kani waa Al-Mukhtasar oo Ingiriis ah.
1. O Messenger! Verily Allah has heard the words of the woman (She was Khawlah bint Tha‘labah) who was discussing the issue of her husband with you (who was Aws ibn Al-Ṣāmit) after he had done Ẓihār to her. She was complaining to Allah about what her husband had done to her, and Allah was listening to your exchange of words; nothing is hidden from Him, indeed, He is The Hearing of the speech of His servants and The Seeing of their actions; none of them are hidden from Him.
Ku fur akhristaha - Akhri suuratta oo dhan