Suurad 5 · Juz 7

Al-Ma'idah · 5:96

أُحِلَّ لَكُمْ صَيْدُ الْبَحْرِ وَطَعَامُهُ مَتَاعًا لَكُمْ وَلِلسَّيَّارَةِ ۖ وَحُرِّمَ عَلَيْكُمْ صَيْدُ الْبَرِّ مَا دُمْتُمْ حُرُمًا ۗ وَاتَّقُوا اللَّهَ الَّذِي إِلَيْهِ تُحْشَرُونَ

Waxaa Laydiin Baneeyey Ugaadhsiga Badda iyo Cunnadeeda idinkoo ku intifaaci iyo Socdaalba, (Idinkoo Xarman) waxaana Laydinka Reebay ka Ugaadshiga Barriga intaad Xarmantihiin, ka Dhawrsada Eebaha Xaggiisa Laydiin soo Kulmin. (96)

Tafsiir

Tafsiir kuma jiro luqaddaada. Kani waa Al-Mukhtasar oo Ingiriis ah.

96. Allah has permitted you to catch aquatic animals and what the sea throws out, dead or alive, as a benefit for a resident or to nourish a traveller. He has prohibited hunting land game as long as you are in the state of Ihram for Hajj or Umrah. Be mindful of Allah by carrying out His instructions and avoiding His prohibitions. You will return to Him on the Day of Rising; and He will repay your actions.

Ku fur akhristaha - Akhri suuratta oo dhan

Al-Ma'idah 5:96 · Tlawati