Suurad 5 · Juz 6
Al-Ma'idah · 5:53
وَيَقُولُ الَّذِينَ آمَنُوا أَهَٰؤُلَاءِ الَّذِينَ أَقْسَمُوا بِاللَّهِ جَهْدَ أَيْمَانِهِمْ ۙ إِنَّهُمْ لَمَعَكُمْ ۚ حَبِطَتْ أَعْمَالُهُمْ فَأَصْبَحُوا خَاسِرِينَ
Waxay Odhan kuwii Rumeeyey (Xaqa) ma kuwaasaa Kuwii ku Dhaartay Eebe Dhaar Adag inay idinla Jiraan, waxaa Hoobtay Camalkoodii waxayna ahaadeen kuwo Khasaaray. (53)
Tafsiir
Tafsiir kuma jiro luqaddaada. Kani waa Al-Mukhtasar oo Ingiriis ah.
53. The believers will say in surprise at the condition of these hypocrites, ‘Are these the people who swore serious oaths that they were with you – O you who have faith – in faith, support and alliance?’ Their actions have gone to waste and they have become losers because they lost their true goal and because of the punishment prepared for them.
Ku fur akhristaha - Akhri suuratta oo dhan