Suurad 40 · Juz 24

Ghafir · 40:34

وَلَقَدْ جَاءَكُمْ يُوسُفُ مِنْ قَبْلُ بِالْبَيِّنَاتِ فَمَا زِلْتُمْ فِي شَكٍّ مِمَّا جَاءَكُمْ بِهِ ۖ حَتَّىٰ إِذَا هَلَكَ قُلْتُمْ لَنْ يَبْعَثَ اللَّهُ مِنْ بَعْدِهِ رَسُولًا ۚ كَذَٰلِكَ يُضِلُّ اللَّهُ مَنْ هُوَ مُسْرِفٌ مُرْتَابٌ

Waxaa dhab ahaan idiin kula mid xujooyin marhore (Nabi) Yuusuf, kamana aydaan tagin shaki wuxuu idiin la yimid, markuu dhintayna waxaad dhahdeen ma soobixinaayo Eebe gadaashiis Rasuul, saasuuna udhumiyaa Eebe Ruux xad gudba oo shaki badan. (34)

Tafsiir

Tafsiir kuma jiro luqaddaada. Kani waa Al-Mukhtasar oo Ingiriis ah.

34. Joseph came to you before Moses with clear proof for the oneness of Allah, but you remained in doubt and denial of what he brought, until when he died you increased in doubt and uncertainty, and you said: “Allah will never send a messenger after him”. Just as you are misguided from the truth, Allah leads astray every person who trespasses the limits of Allah and doubts His oneness.

Ku fur akhristaha - Akhri suuratta oo dhan