Suurad 4 · Juz 4

An-Nisa · 4:19

يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا يَحِلُّ لَكُمْ أَنْ تَرِثُوا النِّسَاءَ كَرْهًا ۖ وَلَا تَعْضُلُوهُنَّ لِتَذْهَبُوا بِبَعْضِ مَا آتَيْتُمُوهُنَّ إِلَّا أَنْ يَأْتِينَ بِفَاحِشَةٍ مُبَيِّنَةٍ ۚ وَعَاشِرُوهُنَّ بِالْمَعْرُوفِ ۚ فَإِنْ كَرِهْتُمُوهُنَّ فَعَسَىٰ أَنْ تَكْرَهُوا شَيْئًا وَيَجْعَلَ اللَّهُ فِيهِ خَيْرًا كَثِيرًا

Kuwa (Xaqa) Rumeeyow idiinma Banaana inaad u Dhaxashaan Haweenka Xoog iyo inaad dhibtaan si aad ula tagtaan (Qaadataan) Qaar waxaad Siiseen inay la Yimaadaan Xumaan Cad Mooyee, kulana Noolaada si Fiican, haddaad Kahataan waxaa Suurowda inaad Kahataan wax uu Yeelo Eebe dhexdiisa Khayr Badan. (19)

Tafsiir

Tafsiir kuma jiro luqaddaada. Kani waa Al-Mukhtasar oo Ingiriis ah.

19. O you who have faith in Allah and follow His Messenger, you are not allowed to inherit the wives of your fathers in the way wealth is inherited or marry them, or give them in marriage, or stop them from marrying. Also, it is forbidden for you to retain your wives who you do not like in order to get them to give back some of what you gave to them, unless they have had illegal sexual relations. In that case, you can get them to return what you gave them. Be good companions to your women, not hurting them, and be kind to them. If you do not like them for some worldly reason, then be patient with them. Allah may put much good in what you do not like, both in the life of this world and in the Afterlife.

Ku fur akhristaha - Akhri suuratta oo dhan

An-Nisa 4:19 · Tlawati