Suurad 4 · Juz 5
An-Nisa · 4:131
وَلِلَّهِ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَلَقَدْ وَصَّيْنَا الَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ مِنْ قَبْلِكُمْ وَإِيَّاكُمْ أَنِ اتَّقُوا اللَّهَ ۚ وَإِنْ تَكْفُرُوا فَإِنَّ لِلَّهِ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۚ وَكَانَ اللَّهُ غَنِيًّا حَمِيدًا
Eebaa iska leh waxa Samaawaadka ku sugan iyo dhulka. waxaana u dardaarnay kuwii la siiyey Kitaabka ee idinka horeeyey iyo idinkaba ka dhawrsada Eebe, haddaadse gaaloowdaan Eebe waxaa u sugnaaday waxa ku sugan Samaawaadka iyo dhulka. Eebana waa hodan Amaanan. (131)
Tafsiir
Tafsiir kuma jiro luqaddaada. Kani waa Al-Mukhtasar oo Ingiriis ah.
131. The dominion of everything in the heavens and the earth, and all that is between them, is Allah’s alone. He had instructed the People of the Scripture, the Jews and Christians, and has instructed you, O believers, to fulfil Allah’s orders and avoid His prohibitions. If you reject this instruction you only harm yourselves, because Allah is in no need of your obedience, as everything in the heavens and earth is His. He is in no need of any of His creation. He is the One Who is praised for all His attributes and actions.
Ku fur akhristaha - Akhri suuratta oo dhan