Suurad 4 · Juz 5

An-Nisa · 4:104

وَلَا تَهِنُوا فِي ابْتِغَاءِ الْقَوْمِ ۖ إِنْ تَكُونُوا تَأْلَمُونَ فَإِنَّهُمْ يَأْلَمُونَ كَمَا تَأْلَمُونَ ۖ وَتَرْجُونَ مِنَ اللَّهِ مَا لَا يَرْجُونَ ۗ وَكَانَ اللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا

Haka Daciifina (Jilcina) Doonidda Qoomka (Gaalada) haddaad tihiin kuwa Xanuunsan iyaguba way xanuunsan sidaad u xanuunsanaysaan, waxaadna ka rajaynasaan, waxaadna ka rajaynasaan Eebe waxayna ka rajaynayn, Eebana waa Oge falsan. (104)

Tafsiir

Tafsiir kuma jiro luqaddaada. Kani waa Al-Mukhtasar oo Ingiriis ah.

104. Do not become weak and lazy, O believers, in pursuing your disbelieving enemy. If you are suffering pain because of the killing and injury that afflicts you, then they too are suffering the same pain as well. So do not let their patience be greater than yours, because you have hope of reward, help and support from Allah, which they cannot hope for. Allah knows the conditions of His servants and is Wise in His planning and legislation.

Ku fur akhristaha - Akhri suuratta oo dhan