Suurad 39 · Juz 23
Az-Zumar · 39:31
ثُمَّ إِنَّكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ عِنْدَ رَبِّكُمْ تَخْتَصِمُونَ
Markaas maalinta qiyaame waxaad ku doodaysaan Eebihiin agtiisa. (31)
Tafsiir
Tafsiir kuma jiro luqaddaada. Kani waa Al-Mukhtasar oo Ingiriis ah.
31. Then you, O people, on the Day of Resurrection will dispute amongst yourselves before your Lord, over that which you disagree with one another, and it will become clear who is right and who is wrong.
Ku fur akhristaha - Akhri suuratta oo dhan