Suurad 2 · Juz 1
Al-Baqarah · 2:43
وَأَقِيمُوا الصَّلَاةَ وَآتُوا الزَّكَاةَ وَارْكَعُوا مَعَ الرَّاكِعِينَ
ooga salaada, bixiyana sakada, lana rukuuca (lukada). (43)
Tafsiir
Tafsiir kuma jiro luqaddaada. Kani waa Al-Mukhtasar oo Ingiriis ah.
43. Establish the prayers properly with its obligatory and recommended parts; give Zakat from your wealth, which Allah has put in your hands; and be humble to Allah with those who are humble of Muhammad’s nation (peace be upon him).
Ku fur akhristaha - Akhri suuratta oo dhan