Suurad 2 · Juz 2
Al-Baqarah · 2:217
يَسْأَلُونَكَ عَنِ الشَّهْرِ الْحَرَامِ قِتَالٍ فِيهِ ۖ قُلْ قِتَالٌ فِيهِ كَبِيرٌ ۖ وَصَدٌّ عَنْ سَبِيلِ اللَّهِ وَكُفْرٌ بِهِ وَالْمَسْجِدِ الْحَرَامِ وَإِخْرَاجُ أَهْلِهِ مِنْهُ أَكْبَرُ عِنْدَ اللَّهِ ۚ وَالْفِتْنَةُ أَكْبَرُ مِنَ الْقَتْلِ ۗ وَلَا يَزَالُونَ يُقَاتِلُونَكُمْ حَتَّىٰ يَرُدُّوكُمْ عَنْ دِينِكُمْ إِنِ اسْتَطَاعُوا ۚ وَمَنْ يَرْتَدِدْ مِنْكُمْ عَنْ دِينِهِ فَيَمُتْ وَهُوَ كَافِرٌ فَأُولَٰئِكَ حَبِطَتْ أَعْمَالُهُمْ فِي الدُّنْيَا وَالْآخِرَةِ ۖ وَأُولَٰئِكَ أَصْحَابُ النَّارِ ۖ هُمْ فِيهَا خَالِدُونَ
waxay ku warsan Dagaalka Bisha xurmaysan (Rajab iyo wax la mid ah) waxaad dhahdaa dagaalku dhexdiisa waa waynyahay, ka celinta Jidka Eebe iyo ka Gaalowgiisa iyo Masaajidka xurmeysan iyo ka bixinta ehelkiisa yaase kaga wayn Eebe agtiisa. Gaalaynta Dadka yaana ka wayn Dilka, kama tagaan gaalada inay idinla dagaalamaan intay idinka eeliyaan Diintiinna hadday karaan, ruuxii ka ridooba Diintiisa oo dhinta isagoo Gaal ah kuwaasi waa kuwa buray camalkoodu adduun iyo aakhiraba kuwaasina waa Naarta Ehelkeeda, wayna kuwaari dhedeeda. (217)
Tafsiir
Tafsiir kuma jiro luqaddaada. Kani waa Al-Mukhtasar oo Ingiriis ah.
217. The people ask you, O Prophet, about the law regarding fighting in the sacred months of Dhū Al-Qa‘dah, Dhū Al-Ḥijjah, Muḥarram and Rajab. Say to them: Fighting in these months is a serious offence in the sight of Allah and is detested, just as the idolaters’ preventing from the path of Allah is also disapproved. Blocking the believers’ access to the Sacred Mosque and removing the people of the Sacred Mosque from it is worse than fighting in a sacred month in the sight of Allah. Their idolatry is worse than killing. The idolaters will continue their oppression by fighting you until they turn you away from your path of truth towards their false path, if they are able to. If anyone turns back from the path of Allah and dies disbelieving in Allah, his good actions shall be reduced to nothing and in the Afterlife he will end up in the fire of Hell, where he will live eternally.
Ku fur akhristaha - Akhri suuratta oo dhan