Al-Kawthar

سورة الكوثر

Suurad 108 · Makki · 3 aayado

108:1 · Al-KawtharJuz 30 · bg. 602

إِنَّا أَعْطَيْنَاكَ الْكَوْثَرَ1

Annagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan). (1)
108:2Juz 30 · bg. 602

فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَانْحَرْ2

Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac. (2)
108:3Juz 30 · bg. 602

إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ الْأَبْتَرُ3

Ruuxii ku necebna waa mid cidhib beelay. (3)

Ka ciyaar bilowga suuradda

Ahmad Nainaa - Al-Kawthar · Tlawati