Al-Qari'ah

سورة القارعة

Suurad 101 · Makki · 11 aayado

101:1Juz 30 · bg. 600

الْقَارِعَةُ1

Qaaricada (qalbiga garaacda). (1)
101:2Juz 30 · bg. 600

مَا الْقَارِعَةُ2

Qaarica maxay tahay. (2)
101:3Juz 30 · bg. 600

وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْقَارِعَةُ3

Mase taqaannaa Qaarico. (3)
101:4Juz 30 · bg. 600

يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ كَالْفَرَاشِ الْمَبْثُوثِ4

Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay. (4)
101:5Juz 30 · bg. 600

وَتَكُونُ الْجِبَالُ كَالْعِهْنِ الْمَنْفُوشِ5

Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay. (5)
101:6Juz 30 · bg. 600

فَأَمَّا مَنْ ثَقُلَتْ مَوَازِينُهُ6

Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado. (6)
101:7Juz 30 · bg. 600

فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَاضِيَةٍ7

Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah. (7)
101:8Juz 30 · bg. 600

وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَازِينُهُ8

Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican). (8)
101:9Juz 30 · bg. 600

فَأُمُّهُ هَاوِيَةٌ9

Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya. (9)
101:10Juz 30 · bg. 600

وَمَا أَدْرَاكَ مَا هِيَهْ10

Ma taqaannaa Haawiya. (10)
101:11Juz 30 · bg. 600

نَارٌ حَامِيَةٌ11

Waa Naar kulayl daran. (11)

Ka ciyaar bilowga suuradda

Abdulbasit Abdussamad - Al-Qari'ah · Tlawati